Qiimaha la kala siisto Kalluunka oo hoos u dhacay Suuqyada Kismaayo

0
438

Kismaayo(Idaacada Waamo)Kadib markii bilooyinkii la soo dhaafay uu qiimihiisa uu sareeyay ayaa haatan waxaa hoos u dhac weyn laga dareemayaa qiimaha la kala siisto Kalluunka,waxaana taasi keentay jawiga badda oo dagan iyo dabeylihii oo yaraaday,Halka markii hore kiilada Kalluunka la iibin jiray 4,dollar ayaa haatan la iibiniyaa 2,dollar.

Qaar ka mid ah dadka ka gacansado Kalluunka ayaa ka waramaya hoos u dhaca ku yimid Kalluunka iyo sida ay u arkaan.

R/W,Cabdiraxiin Deeq Muuse.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here