Qeybaha bulshada kismaanyo oo iska kaashanaya dib usoo celinta Bilicda Magaalada.

0
402

kismaayo(Waamo Radio)Agaasimaha Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha dowlada Goboleedka soomaaliyeed ee  Jubaland oo bogaadiyay Ololaha Nafaada ee dib lagu soo celinayo bilicda ay lahaan jirtay magaalada Kismaayo.

waxaa mudooyinkaan danbe ka soconayay magaalada kismaayo olole ay si wada jir ah uwadeeyn Bulshada qeybaheeda kala duwan waxaa ayna ku guleysteen in ay wax badan ka badalaan bilicda magaalada kismaanyo.

waxaana  warbixintaan inoo haaya:Cabdiraxiin Deeq Muuse.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here