Qaar kamid ah Wariyaasha ka hawl gala Kismaayo oo Tababar Loo Soo Xiray

0
92

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa maanta lagu soo gabgabayay tababar socoday Mudo labo maalin ah oo lagu baranayay u ololeenta horumarinta xeeladaha sharciyada sinnaanta jinsiga iyo hubinta la xisaabtanka dawladda

Tababarkan ayaa waxaa qabanesay Hay’adda SWSC oo taageero ka helasay Hay’ada Care waxaana ka soo qeybgalay qaar ka mid ah waryaayasha ka kala socoda xarumaha kale ee kuyaallo degmada Kismaayo.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here