Kismaayo(Waamo Radio)Ayadoo ay jiraan dhalinyaro badan oo waxbartay hadana shaqo la,aan ay kuhaysato dalka Gudihiisa. aya qaar kamid ah dhalinyarada ku nool magaladan kismayo waxa ay dhalinyarada Somaliyeed ugu baqeen in aysan cidna shaqo kasugin ee ayagu shaqa abuur ay layimadan Sido kalana wadankoda ku qanacsanadan oo wadamo shasheeye aysan u hanqal tagin
Dalkasta waxa hormariya dhalinyaradiisa waxana lagaba maarmaan ah in dhalinyaradeena Somaliyeed ay noqdaan ku iyadu layimada figrado hal abuur oo ay uga baxikaraan shaqa la aanta Dalka kajirta.
waxaa soo jeedinaysa:-Xamdi Maxamed Yaasiin.