kismaayo(Waamo Radio)Sanadba sanadka kadan beeya waxa soo badana ama xogaysana isticmaalka baraha aay bulshadu kuwada xariirto inta badan ardayda ay lee yihiin Adeegyada Baraha bulshada.
Waxa jira ku waqtiga isa lumiya halka ku kalan aay uga faaiidays taan qabab kala duwan hadaba istimaalka baraha bulshada samaayn caynkee ah ayuu dhuleyahay dhalinyarada somaliyeed ee wax barta .si aaynu arinkaas wax uga ogano.
Ayaan waxa aan waraaysi layeeshay qaarkamida ardayda wax kabarada kamacada kismayo ahmed abdi maxamed iyo muscab sulub qorane labaduba waxa aay kamid yihiin ardayda wax barta jamacada kisamyo waxa aayna ku kala aragti duwanyihiin/
Samaaynta isticmalka bara bushada uu ku leyahay dhalinyarada wax barata .ahmed waxa uu aminsanyahay in ardayda isticmasha baraha bushada aay wax badan ka faiidan oo aay kamid tahay in aay sahlantahay in ardaygu uu si fudud uraarsan karo/
Waxaa warbixintaan inoo soo jeedinaya:-Xamdi Maxamed Yasiin.