Kismaayo(Idaacada Waamo)Cudurka sonkorta ayaa waxa uu dhibaatooyin badan uu ku hayaa bulshada soomaleed iyadoona dad badan ee la nool yihiin xanuunka sonkorta
Waxaana ka waramaya Dr maxamed Cabdi qaadir Yuusuf oo ka mid ah dhaqaatiirta Magaalada kismaayo saamaynta ka dhalan karta hadii uu cudurkan uu ku raago bukaanka dawooyinka loo isticmaalo iyo wax yaabaha loga hortagi karo xanuunkan.
R/W,Fartuun Nuur Aadan