Kismaayo(idaacada Waamo)Waxey Aheed Munasabad Lagu Dhiiri Galinayayo Dumar Bartay Xirfado Badan Sida Darkarinta Sameynta Shaanbada So Saarida Waxbaha Carfa Sida Unsiga Iyo Qorista Afka Somaaliga Waxana Mashrucan Uu Socday Mudo 9 Bilood Ah
waxaana Gunanadka Xalfada Oo Lagu Qabtay Hoolka Shirarka Ee Daawad Waxaa Kasoo Qeyb Galay Xubno Katirsan Labada Gole Ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Duqa Degmada Kismayao Odoyaal Dhaqameed Iyo Qeybaha Kala Duwan Ee Bulshada
Surer maxamed cali Gudoomiyaha Ururka Haweynka Degmada Kismaayo Iyo Cadar Axmed oo ah Afheyeenka Dalada Hormarinta Iyo nabadenta ee degmada kismaayo Ayaa Amanay Hey.ada SWSO oo Haweynkan Bartay xirfadahan.
Afhayeenka Saladiinta Dhaqanka Jubbaland Iyo Gudomiyaha Degmada Kismaayo Aya Ogu Danbeyntii Goobta Kahadlay.
R/W,Cabdiraxiin Deeq Muuse.