Magaalada Kismaayo oo laga bilaabayo Mashaariic horumarineed 

0
32

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Sanadkaan 2025-ka ayaa la rajaaynaya In Magaalada Kismaayo iyo deegaanada kale ee Jubbaland laga fuliyo ilaa 5 mashruuc oo waa wayn kuwaas oo qabanaya shaqooyin kala duwan oo horumarineed.

Hamdi Mahamed  ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here