Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Qaamqaam waa mid kamid ah deegaanada dhaca waqooyiga magaalada Kismaayo waana deegaan saaran jiinka wabiga Jubba, wuxuu marin muhiim uyahay qudaarka laga keeno deegaanada dhaca jiinka Wabiga Jubba, Dhalinyarada Gadiidka Qudaarta ee Deegaanka Qaamqaam oo ka hadlay caqabadaha wado laàanta
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.