Maamulka iyo Ardayda Iskuulka Axmed Binu Xambal oo soo dhaweeyay manhajkan cusub ee dugsiyada hoose dhexe ee dalka

0
409
Kismaayo(Idaacada Waamo)Xili dhawaan way soo bandhigtay wasaarada waxbarashada iyo tacliin sare ee jubbaland manhajka dugsiyada hoose dhexe ayaa waxaa soo dhaweeyay ardayda dugsiyada hoose dhexe ee Iskuulaadka magaaalada Kismaayo,waxayna sheegeen in ay si fiican u fahmayaan manhajkan cusub.

Qaar ka mid ah macalimiinta dugsiyada hoose dhexe ee Iskuulka Axmed Binu Xambal ayaa ka hadlay muhiimada uu manhajkaan u leeyahay iyo farqiga u dhexeeya manaahijti hore iyo manhajkaan cusub.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here