Maamulka Garoonka Diyaarada Kismaayo iyo Mas’uuliyiinta Shirkadaha Diyaaradaha oo kullan wada qaatay

0
357

Kismaayo(Waamo Radio)Maamulka Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Kismaayo ayaa kullan dib loogu furayo duulimaadyadii Kismaayo iyo Dhoobleey la qaatay Shirkahada duulimaadyada,kuwaaso la faray awaamiir ku aadan in ay shacabka ku daahin rakaabka Garoonka,iyo in ay xidhaan labiska Shaqaalaha Shirkad walba loogu talagalay.

 Mas’uuliyiinta Shirkahada Diyaaradaha ee ka qeyb galay kullan ayaa soo dhaweeyay awaamiirta la faray sheegayna in ay u hogaansami doonaan.
Kullanka ayaa markii soo idlaaday waxaa warbaahinta sharaxaad ka siiyay waxyaabihii lagu lafa guray Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Kismaayo Sayid Maxamed Cabdulle Xasan Mudane Abdullahi Aadan Maxamuud Jagadoon.
Waxaa inoo soo Jeedinay:-Cabdiraxiin Deeq Muuse.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here