Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iispitaalkaan laga dhagax dhigay maanta Degmada Carmo ee Gobolka Bari Isbitaalkaan ayaa lagu hirgalin doonaa qaab isku tashi bulsho iyo mid maamul waxaana dhagax dhiigasa ka qeyb galay maamulka Degmada mas uuliyiin ka socotay wasaarada caadimaadka Putland siyaasiyiin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Degmadaasi.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.