Maamulka degmada Baardheere iyo ururka dhalinyarada oo  si is xilqaan ah u dhisaya waddooyin bur bursanaa in muda ah 

0
383
Kismaayo(Idaacada Waamo)qaar ka mid ah dhalinyarada degmada baardheere ayaa si wada jir ugu qeeyb qaatay dhismaha wadooyin muhiim u ah dadka deegaanka iyagoona si is xilqaan ay ku dhiseen waxaana ay kaa shanayeen maamulka guud ee degmada baar dheere gobalka gado
hadaba waa kuwan qaar ka mid ah masuuliyiinta ururka dhalinyarada degmada baar dheere oo kawar bixinaya hoolaha ay wadaan oo ku aadan dib u dayac tirka wadooyinka degmada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here