Maamulka deegaanka Yoontooy oo walaac ka muujiyey wax soo saarka tacabka beeraha deegaanka oo yaraaday.

0
610
Kismaayo(Waamo Radio)Waxsoo saarka Beraha waa Mid Ay Kutiirsan Yihiin Nolsha Dad Badan  oo Soomali Ah Oo Kunool Gobolada Dalka
Degaanka Yoontoy Oo Ay Kunoolyihiin Qoysas Aad Ubadan Oo Ay Nolshooda Kutiirsan tahya Wax Soo Saarka Beraha Ayaa Waxaa Markaan Soo Food Saaraty Qabado Ay Kamid Yihiin Qalab Yari Iyo Cayayaan Dhibaato Kuhaayo Dalagyada Ay Berteen Sandkaan
waxana Ay Wasarad Beeraha Dowlad Goboledka Jubbaland Kacodsadeen In Laga  Ay Kacaawiso Helista Qalab Iyo Sunta Ay Kubufin lahaayeen Cayayaanka wax soo saarkoda hoos udhigaya
cabdi xasan cabdle Oo Ah  Gudomiye Kuxigeenka Degaanka Yoontoy Ayaa Inoga Waramaya Dhibatada Markaan Ay Wajahayaan Beeraleyda Deegaanka.
Waxaa Warbixintaan inoo soo jeedanaya:-Iidle Aadan Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here