Maagalada kismaayo oo ay ku soo badanayaan haweenka kashaqeya dhimaha guryaha

0
374
Kismaayo(Idaacada Waamo)Burburkii iyo dhibatoyinki kala duwanaa ee uu dalku soomaray waxa ay haweenka somaliyeed kadhaxleen  duruufo adag  oo noloshoda soowajahay.
magaladan kismayo waxa ku nool haween badan  oo kashaqeya dhimayasha guryaha  taasi oo ah shaqo intabadan loga bartay in ay ragu qabtaan  dumarka ka shaqeeya dhimayaasha waxa ay qabtan shoqoyin lamid ah kuwa ay ragu qabtaan  oo waxa ay guraan dhagxaanta guryaha lagudhiso,shubka iyo carada.
howshan waa mid adag oo ma ahan mid dumarku ay jeclaysteen inay ka shaqeeyan balse duruufta adeg ee haysta haween badan oo somaliyeed aya ku kaliftay inay dismayasha kashaqeeyan una dhabar adaygaan si ay umareyaan nolosha  qoyskoda.
hadaba qaar kamid ah dumarka kashaqeya dhimayaasha guryaha oon kula kulmay goob uu dhimo kasocday   aya iga shekeeyay waxyabaha ku kalifay in ay halkan uso shaqatagaan
kashaynta dhimayasha  ma ahan mid sahlan  waxana  markii hore ka kashaqaan jiray  raga oo kaliyah balse hatan dumarka aya qayb kanoqday  howshas oo ah mid ay adagtahay in haweenku  qabtaan.
R/W,Xamdi Maxamed Yaasiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here