Lix Sano Ka Dib , Man City Oo Iska Xaadirisay Finalka FA Cup-ka

0
544

Kismaayo(Waamo Radio) Man City ayaa nasiinada ugu dirtay kooxda Brighton & Hove Albion hal gool oo nadiif ah waxa ayna labaad koox ciyaarayeen kulan ka tirsanaa semi finalka FA Cup-ka.

Gool :- Daqiiqadihii ugu horeeyay guud ahaan waxaa kubadda haystay Man City kuwasi oo ugu dambeyn kubad si cajiib ay u dhiseen ku keenay gool , ka dib kubad la soo qajafeeyay waxaa madaxa ku dhaliyay Gabriel Jesus daqiiqaddii 4aad .

City ayaa inta badan kubadda ku badneyd halka kooxda Brighton ku adkeyd mararka qaar in ay afka hore u soo dhaqaaqaan .

Kubadda City waxa ay ka socotay garbaha halka daafaca ahaan aad u wacnaayeen balse ma jirrin halis gillin ay sameeynayeen .

Brighton ,qeybta labaad daafac ahaan aad ayay u wacnaayeen balse dhanka weerarka ayay ka liiteen waxaan dhamaadkii kubadda ku abdneydn City oo mararak qaar fusrado heleysay

Si waliba aoo ay ahaato wax aay ciyaarat ay ku dhamaatay halkaas ee ay City isaga xaadirayeen finalka FA Cup-ka waxaana City finalka ugu dambeysay sanadkii 2013-kii

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here