Kaganacsiga Caana geela ee la keeno Magaalada Kismaayao oo Shaqo abuur u noqday Dhalinyaro badan

0
382
Kismaayo(Idaacada Waamo)Isticmaalka Caanaha Saafida ah Ee Geela Ayaa Waxaa aad u fahmay Dadka Kunool Magaalada Kismaayo iyo Guud ahaan Magaaloyinka Kale ee  Dalka.
Taasi Waxa ay Sare Uqaaday in aad Loo iibsado Caanaha Geela Oo Caafimad Badan Lagu Sheegay
Degaanka Qarsa Oo Kismaayo 20KM u Jira Magaalada Kismaayo ka xigta Dhanka Galbeedka ayaa ka mid ah goobaha lagu Xanaaneeyo geela
Degaankaan Waxaa Lagu Dhaqdaa Noocyada Kala Duwan Ee Xoolaha Oo Uu Geela Kamid Yahay Kaasi Oo Canaha Laga Listo Loo iibkeeno Magaalada kismaayo Waana Isha Dhaqaale Ee ay Dadka Degaanka Qarsaa Kutiirsan Yihiin
Maxamed Mahdi Ilyaas iyo ciise maxamud Cali Oo Kamid ah Dhalinyarada Uu Barnaamijkaan Shaqo Abuurka Uu Noday Ayaa ka waramay Sida ay uga faa’iidaystaan Canaha Geela.

R/W,Iidle Aadan Maxamed 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here