Jugen Klopp Oo Ku Guulaystay Tababaraha Ugu Fiican Adduunka

0
424

Kismaayo (Waamo Radio) Tababaraha Kooxda Kubada Cagta Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa ku guulaystay tababaraihii ugu Fiican aduunka Kadib Markii uu Kooxdiisa Liverpool Ku Hogaamiyay Ku Guuleysiga Tartanka yurub ee Champions League.

Tababare Jurgen Klopp ayaa Kooxdiisa Ka Dhigay Kooxda ugu Fiican adduunka tan ilaa Markii uu yimid isaga oo Ku Hogaamiyay Koobkiisii ugu Horeeyay.

Tababare Klopp ayaa Liverpool Ku Hogaamiyay 2 Final oo Xiriir ah Champions League iyo Horyaalka premier Legaue oo Uu Gaarsiiyey Maalinkii Ugu Dambeeyey.

Jurgen Klopp ayaa abaalmairnta Kaga Guuleystay Tababaraha Kooxda Man City ee Pep Guardiola iyo Tababaraha Kooxda Tottenham Hotspur ee Mauricio Pochettino kuwaaas oo Kula Tartamayay abaalmarinta

Image

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here