Isticmaalka Soolarka oo kusoo badanaya Dalkeena Soomaaliya. 

0
422
Kismaayo(Waamo Radio)Bulshada Soomaliyeed ayaa soo Fahmeyso Isticmaalka Aalada Soolarka Taasoo Meesha ka saareyso Lacagihi Lagu Bixin Jiray korantada dhalinyarada  Magalada kismayo Bartay Farsamada Gacanta Gaar Ahaan Soolarka oo ka waramaya Waxa iska Badalay Nolashiisa Marki uu Bartay Xirfadan.
Dhanka Kale Deeqo oo Ka Mid ah Haweenka Magalada kismaayo oo isticmasho solarka  ayaa ka warameysa  Farqiga u dhaxeeyo soolarka iyo korantada
Ugu Dambeen Maxamed Muuse oo ah Agaasime ku xigeenka mid ka mid ah shirkadaha keena soolarka ayaa ka war bixinaya qaybka ugu fudud ee  Dalkena soomaliya ugu faaideysan karo adeegsiga Aalada Soolarka
Waxaa warbixintaan inoo soo jeedineysa:-Fartuun Nuur Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here