Imtaxaanka Simisterka 1aad oo si rasmi ah uga bilowday goobaha Waxbarashada Jubbaland

0
309
Kismaayo(Idaacada Waamo)Guud Ahaan iskuulada Jubbaland Waxaa Maanta Imtaxaanka teeramka ufadhiistay 63245 Arday kuwaasi oo dhigto iskuulada wasarada waxbarsahad jubbaland udiiwaan Gishan
Wasiir ku-xigeenka wasaaradda waxbarashada Jubbaland iyo masuuliyiin kale oo wasaaradda katirsan ayaa kormeeray qaar ka mid ah iskuulada magaalada Kismaayo si ay ugu kuurgalaan imtixaanada teeramka koowaad oo ay ardayda iskuulada Jubbaland maanta u fariisteen
Axmed farax cali Aweys Agasimaha Tacliinta Sare Ee Wasarada Waxbasrahad Jubbaland iyo Axmed xuseen Cabdule kuxigeenka Agsimaha waaxda iskuulada Ee Wasarada waxbarashada Ayaa Faah Fahin Kabixiyay Kormerkooda Iyo Sida Uu ubilowday Imtaxaanka teeramka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here