Haweenka Soomaaliyeed oo ku soo badanaya goobaha shaqooyinka Xafiis yada Kismaayo.

0
461

Kismaayo(Idaacada Waamo)Haweenka Soomaaliyeed ayaa waxay kaalin muhiim ah ka qaataan hormarka deegaan,iyo shaqooyinka bulshada waxtarka u leh,walow ay ku yaryihiin goobaha shaqada ayaa hadana waxaa soo kordhaya Haweenka bartay caafimaadka ee ka howlgala xarumaha caafimaadka,gaar,ahaan xarumaha Hooyada iyo dhallaanka.

Cabdiraxiim Deeq Muuse ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here