bulsho walibo oo caalamka ku nool waxeey leedahay dhaqamo ugaar ah kuwaasi oo ay kamid yihiin astaamo ka turjumaayo dhaqanka umadda Soomalida waxaa lagu tiriyaa wadamada uu dhaqan-kooda aadka kaga duwan yahay bulshoyinka kale ee caalamka ama Africaanka dhexdiisa.
Agab dhaqameedka Soomalida waxay ka mid yihiin farsamoyin dhaxalka ah, kuwaas oo ay sameeyaan dadka Soomaalida ah, waa agabyo aad u qurxoon oo badi laga sameyo geedaha.
magaalda kismaayo waxaa ka dhisan xarun ay Haweenka ku mideysanyihiin oo lagu sameeyo agabyada hidaha iyo dhaqanka Soomalida.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.