Guryo Casri ah oo laga Dhisay Magaalada Kismaayo.

0
631

Kismaayo(waamo Radio)Magaalada kismaayo ee xarunta gobolka jubbada hoose maalinba maalinta ka danbeeyso waxaa ku soo kordhaya  horumaro dhincayo badan leh magaalada kismaayo waxaa horay ugu jiray guryo laga dhisay caagadaha biyaha laga cabay ee looyaqaan qajacalaha iyo bacahaha hada waxaa magaalada lagu soo kurdhiyay  guryo  si casri ah loo dhisayo  laguna jaan gooyay hada sida ay cimilado tahay dhismaha guryaha xilliyada kuleelka noqonaya sidoo kale xiliyadda  qabaha  isku badalaya kuleeyal kuwaas ay ku xirantahay hadba sida ay cimilado.

waa dhismayaal laga isticimaalo dalalka yurub gaar ahaan wadanka turkiga injeneerada gacanta ku haya dhismaha guryaha ayaa sheegay in shacab iyo dowlad loo dhisayo cid walbana ay ku xirantahay sidii ay heshiisa uula gasho markaad gudaha u gasho waxaad ku arkeysaa waxyaabo badan sida qalabka lagu dhiso gurayaha  oo wato fiilooyinka korontada iyo qalabka kale oo la shaqeeynaya hadba cimilada sida ay tahay cabdiraxmaan xasan oo kamid ah injineerada gacanta ku haya dhismaha guryahaan ayaan waxaan wax  ka weeydinay sida ay bulshadu ugu faaideeysan  doonto dhismayaashaan iyo wax ay kaga duwanyihiin dhismayaasha kale ee caadiga ah.

waxaa warbixintaan inoo soo jeedinaya,Foos cali Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here