Gudoomiye ku xigeenka gobolka gado oo shegay in ay jirto cabsi laga qabo in wabiga jubba.

0
427

Kismaayo(Radio Waamo)Roobabka dayrta oo ka da,ay qaybo kamid ah jubbaland aya sameeyn balaaran ku yeeshay dadka dagan deegano kamid ah gobolka gado kuwasi oo roobab lixaad leh kade ,een  waxana jirta cabsi laga qabo in wabiga jubba uu sameeyo fatahado horleh.

gudomiye kuxigeenka gobolka gado  Maxamed Xasan Isaq alqadi  aya shegay in  uu jiro walaac  laga qabo in wabigu uu fatahad horle sameyo  waxa una intaas ku daray in ka maamul ahan ay wadan dadaalo lagu samata bixinayo  dadka dhibatadu kasoo gaartay dadadka ka dhashay robabaka halkas ka da,ay.

dhanka kale gudomiye kuxigeenku waxa uu shegay indadku  ay ubahan yihiin gurmar dag dag ah
Xiliyada ay roobabku da aan waxa cabsi xoogani ay soo food sartaa dadka shacabka ah ee ka agdhow melha ay wabiyadu maraan.

R/W,Xamdi Maxamed Yaasiin. 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here