Gudoomiye ku-xigeenka degmada Kismaayo iyo Guddoomiyeyaasha Xaafadaha Kismaayo oo yeeshay kulan looga hadlayey sidii xal waara looga gaari lahaa qorshaha xoolaha lagaga xareynayo magaalada.

0
137

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dawladda hoose ee dagmada Kismaayo ayaa waayadii dambe waday Ol’ole xoolaha nool ee ku dayacan gudaha magaalada Kismaayo looga saarayo, kuwaas oo ay dhib ku qabeen dadka suuqlayda ah.

Kulan ay yeesheen Gudoomiye ku xigeenka dagmada Kismaayo Cabdirashiid Cabdi Ibraahin Muduuloow iyo Gudoomiyaasha Xaafadaha magaalda Kismaayo ayaa u jeedkiisu ahaa sidii Xoolahaas xal loogu heli lahaa.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here