Gudoomiye ku xi-geenka Madasha Kalsan ee Kismaayo oo ka warbixiyay Shaqooyinka ay qabtaan ee ku saabsan arimaha bulshada 

0
177

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madasha is dhex galka dhalinyarada Soomaliyeed ee Kalsan oo ka dhisan Magaalada Kismaayo ayaa ah madal ay ku midaysan yihiin dhalinyaro Soomaaliyeed oo wax bartay ku waas oo qayb ka qaata horumarada kala duwan ee bulshada.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here