Gudoomiyaha Gobolka Jubbada Hoose oo ka warbixiyay xaalad bina, aadanimo oo ka jirta Deeganka Kulbiyow

0
453
KIsmaayo(Idaacada Waamo)Degaanka Kulbiyow Oo Hoostaga Dagmada Badhaadhe Ee Gobilka Jubbada Hoose oo ay Saamayn ku yeeshen roobabka Dayrta  ee halkasi ka da,ay  Ayaa Waxaa hatan  ka jirta Xaalad Bina,aadanimo .
Gudoomiyaha Gobolka Jubbada Hoose Cabdirashid Cali Gooni Ayaa ka warbixiyay Xaalada Degaankas  kajirta  iyo qorshaha uga Dagan sidii waxa loga qaban lahaa xaalada Halkas Kataagan.
Qaaybo badan oo kamid ah Gobolada Dalka waxaa  wali kajira Dhibatoyinkii ka Dhashay Roobaka Dayrta oo si lixaad leh uga da ay meelo badan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here