Guddoomiyaha Goblka Jubbada hoose oo ku baaqay in loo Gurmado dadka roobku saameeyeen

0
337

Kismaayo(Idaacada Waamo)Qaaybo kamid ah Gobolka Jubbada Hoose oo ay ka  Taagantahay Xaalad Binaa,aadanimo oo adag.
Dad badan Ayaa ka barakacay guryohooda kadib markii Roobab Lixaad leh oo ka da ay qaaybo kamid ah Gobolka Jubbda  hoose  Ay Samaayn ku yeeshen dadka halkasi daganaa .
Waxaana kamid ah meelaha ay hada dhibatadu kajirto  Magaaloyinka Dhoobley,Kulbiyow, iyo Badhaadhe
Gudoomiyaha Gobolka Jubbada Hoose Cabdirashiid Cali Gooni  oo arintaan ka had lay ayaa sheegay  in dad badan ay ka barakeceen guryohodii  ayna Haysto Xaalad adag  Waxaa una ku baaqay in dadkaas loo gurmado .

Mudooyinkii danbe waxaa isasoo tarayay Cabashooyinka kala duwan ee kasoo yeraya meelahay ay Saamaynta ku yesheen Roobabka daayrta.

R/W,Xamdi Maxamed Yaasiin.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here