Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iyadoo Dowlad Goboleedka Jubbaland ay deegaanada dhaca waqooyiga magaalada Kismaayo dib u dajin ugu sameeysay dadkii Xoolahooda ku waayay abaarihii darnaa,iyadoo sidoo kale kuwii saameeynta ay ku yeesheen Fatahaadihii dalka,ayaa waxaa soo kordhaya tirada baracayaasha ee soo gaaracay xerooyinka.
Gudoomiyaha guddiga barakacyaasha iyo qaxootiga Jubbaland Cali Aadan Cali ayaa faah-faahiyay howlaha shaqo ee Hay’adda iyo qorshayaasha u degsan sanadkaan.
Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.