Maagaalada dhooblay oo Horumar Ganacsi laga Dareemayo Xilliyada habeenkii ah.

0
539

Dhoobley(Idaacada Waamo)Maagalada dhoobley ee gobolka jubbada hoose oo ah magaalo kutaalo xududka  ay wadagaan Kenya iyo Somalia ayaa ah magaalo ganacsi oo ay kuxiran yihiin Tuulooyin dhowr ah oo Hoos yimaada.

Ganacsiga magaaladaan oo ah mid uu kajiro isbadal xoogan ayaa waxaa ay ganacsatad ay ku gaaraan waqti danbe oo habeenkii ah isla markana ay dadka macaamiilka ahna ay wax uiibsadaan silamid ah maalinkii.

Iidle Aadan Maxamed ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here