Kismaayo(Waamo Radio)Gabdhaha Ku Nool Magaalada Kismaayo Ayaa Ah Kuwa Had Iyo Jeera U Tagan Sidii Ay Waxbarashadooda Kor U Qaadi Lahayeen.
Iyadoo Waqtiyadi Hore Aysan Gabdhaha Aysan Ku Badneen Goobaha Waxbarashada Taaso Sababtay Caqabado Badan oo Ay Dhanka Waalidka Ay Kala Kulmayeen.
Waxaa Ka Mid Ah In Usan Dhaqaalaha Yar Ee uu Haysto Waalidka Aysan Ku Filneen In Ay Kawada Bixiyaan Waxbarashada Wilasha Iyo Gabdhaha Sas Awged Ay Gabdhaha Ka Hari Jireen Waxbarashada.
Qaaar Ka Mid Ah Gabdhaha Hatan Waxbarto Iyagona Ku Farax san Heerka Ay Haatan Waxbarashada Ay Ka Jogaan
Dhanka Kale Maamamulaha Schoolka Ganaane Ayaa Dhankiisa Aamin San In La Sii Wada Wacyi Galinta Sidii Gabdhaha Ay Waxbarashada Xooga u Saari La Hayeen.
waxaa Warbixintaan inoo soo Jeedinaysa:Fartuun Nuur Aadan.