Dood cilmiyeed ku saabsanaa maareynta masiibooyinka soo noqnoqday oo lagu qabtay Jaamacada Jubba ee magaalada Kismaayo

0
323

Kismaayo(Idaacada Waamo)Iyadoo ay soo laablaabteen fatahaadaha ay sameeyaan labada wabi ee Jubba iyo Shabeelaha ayaa dood cilmiyeed lagu qabtay Jaamacada Jubba ee magaalada Kismaayo lagu falanqeeyay sida loo maareeyn karo masiibooyinkaasi dabiiciga ah,iyo waxyaabaha sababta u ah.
Doodan ayaa waxay u dhexeysay 6 Arday oo ka mid ah Ardayda dhigata Jaamacada Jubba,waxaana lagu lafa guray habka loo maareeyn karo masoobooyinka soo laablaabtay,iyo doorka bulshada iyo dowlada kaga aadan xakameynta fatahaadaha wabiyada Jubba iyo Shabeelle.

R/W,Cabdiraxiin Deeq Muuse.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here