Dhalinyaro tahriib ka soo laabatay oo shaqo ka abuurtay magaalada Kismaayo.

0
376

Kismaayo(Waamo Radio)Dhalinyaro ka soo laabatay tahriib ayaa magaalada Kismaayo ka hergelisay Foorno soo saarta Rooti,Doolsho,iyo Buskudka,waxaana u shaqeeya gaari yar oo xaafadaha fog fog geeya waxyaabaha ay sameeyaan,waxaana dhalinyaradaan ay Hay’adaha ka caawiyaan shaqo abuurkan ay sameyteen,maadama ay sheegeen in aysan joornaati qaadan oo ay meesha ku kabaan.

Dhalinyaradaan ayaa ah kuwa isku yimid oo midba dal u tahriibay marki hore,balse hadii la gacan qabto soo saari kara dhaqaalaha kaafin kara naftooda iyo mida qoysaskooda.

Waxaa warkaan inoo soo jeedinaya:-Cabdiraxiin Deeq Muuse.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here