Deegaanka Cabdalla Biroole oo Homar Ka sameyey Xaga Ganacsiga iyo Amniga 

0
387
Kismaayo(Waamo Radio)Deegaanka Cabdalla Biroole ee dhaca Galbeedka Degmadda Kismaayo waxaa uu kamid yahay deeganada jubbaland ee hormarka ka sameyey ganacsiga iyo amniga
Hadaba Waxa ka warbixinaya Gudomiyaha Deeganka Cabdalla Biroole Mahad Nuur Ibraahim Xaalada Ganacsi Iyo Mida Amni ee Ka Jirta Deegaanka
Waxaa Warbixintaan inoo soo jeedinaya:-Fartuun Nuur Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here