Deegaanka Buulo-guud oo ay soo gaareen dad kasoo barakacay daadadka roobka iyo fatahaada Wabiga Jubba

0
138

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Buulo-guud ee dhaca Waqooyiga magaalada Kismaayo ayaa kamid deegaanada ay soo gaarayaan dadka kasoo barakacayo fatahaada Wabiga iyo daadadka roobka oo is biirsaday.

Wabiga Jubba ayaa Fatahaad ka sameynayo deegaano badan oo dhaca Jiinka Wabiga waxaana dadka deegaamadaasi kunool ay sameynayaa barakac aad ubadan oo halka ay nolosha maciin bido ayey marba soo gaarayaan.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here