Daa’uus Company oo magaalada Kismaayo ku qabatay xafladey kusoo bandhigeysay waxqabadkeeda.

0
58

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kambaniga Daa’uus ee soo saara agabka kala duwan hooyada iyo dhalaanka ayaa adeegyo cusub kusoo bandhigtay magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose waxana munasabada goobjoog aha xuna kasocday ururka haweenka jubbalanda masuliyiinta shiirkada iyo marti sharaf kale Shirkada ayaana ah mid xaruma kala duwan ku leh dalalka deriska la ah Soomaaliya iyo kuwa caalamka sida Kenya, Ethiopia, Jabuuti Imaaraadka Carabta Koongo, Uganda, Cuman iyo wadamo kale.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here