Kismaayo(Idaacada Waamo)Waxaa ay ku guda jiraan waxbarashadooda Maalinlaha ah waa caruur naafo ka ah dhanka Araga Waxaa ayna wax kabartaan iskuulka SNE oo kamid ah Iskuulada Magaaladan Kismaayo.
Waxaa jira qaab gooni ah Oo wax loobaro Casharadana loofahansiiyo Ardaydaan Araga Naafada ka ah .
Warsame Sahal Cali waa macalinka Ardaydaan waxbara waxaa una iga waramay qaabka Ardaydaan ay wax ubartaan .
Hadaba Majiraan caqabado dhanka waxbarashada kahaysta caruurta baahiyaha Gaarka qaba
Waakan Macalin Warsame oo an suashaas waydiiyay .
Sadix Sano kahor Magaalada Kismaayo kama jirin goobo ay waxkubartaan Caruurta Naafada ah
Balse waqtiga Ayaa isbadalay Oo Hada waxaa Soobadanaya Tirada Caruurta Baahiyaha Gaarka qabo Ee lagaaynayo Goobaha Waxbarashada.

R/W,Xamdi Maxamad Yaasiin.