Bulshada Jowhar oo walaac Xooggan ka muujiyay Fatahaadda Wabiga

0
127

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-iyadoo ay dalka ka curteen roobabka dayrta ayaa  Waxaa cabsi xoogan laga qabaa in uu fatahaad gaaysto wabiga Shabeelle oo mara Hirshabeele kaas oo marar badan gaaystay fatahaado qasaare gaystay.

Dadka shacabka ah ee ku nool Magaalada Jowhar ee Caasimada dowlad goboledka Hirshabeelle ayaa cabsi ka qaba in wabigu uu ku soo fatoho magaalada Jawhar iyo deegaanasa hoostaga.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here