Beeraleyda Deegaanka Goobweyn oo isku diyaarinaya Xilli Roobaadka

0
309

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Beeraleyda Gobolka Jubbada hoose gaar ahaan Beeraleyda Deegaanka Goobweyn ee dhaca waqooyiga magaalada Kismaayo ayaa sanadkaan la kulmay dhibaatoyin ay ka mid yihiin fatahaadda iyo Ayaxa,waxaana xilligaan ay carro gadin ku bilaabeen Beerahooda si’ ay oga faaii’deystaan xilli Roobaadka foodda inagu soo haya.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here