Barakacayaasha Baydhabo oo Loo qeybiyay Bacaha Roobka laga galo

0
115
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ardeyda Jaamacadda Kamil International University ee magaalada Baydhabo ayaa bustooyin, bacooyin iyo sandarwooyin gaarsiiyeen qaar kamid ah dadka barkacayaasha ah ee ku sugan duleedka Baydhabo ku waas oo ay saameeyeen roobabkii dhawaanahaan ka da’aayay Baydhabo.
Maamulka iyo Ardayda Jaamacada Kamil International University ayaa lacago ay si isxilqaan ah isga aruuriyeen ku waaciyay qoysankaan  barakacayaasha ah ee ku nool duleedka magaalada Baydhabo.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here