Arday baratay Xifdinta Qur’aanka Kariimka oo xaflad loogu qabtay Magaalada Xudur

0
26

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xaflad qalin jiibin ah ayaa waxa loo qabtay qaar kamid ah ardeyda madarasada ibnu Cabaas ee magaalada Xudur kuwaas oo bartay Xifdinta Qur’aanka Kariimka, Xafladda  waxaa kasoo qeyb galay Gudoomiyaha degmada Xudur, Macalimiin, arday, Waalidiin, Marti sharaf iyo maamulka madarasada.

Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here