Agasimaha Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbland oo ugu Baaqay Dhalinyarada lashaqeeynta wasaarada si ay waxbadan ugu qabsoomaan 

0
499
Kismaayo(Waamo Radio)Agaasimaha Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Jubbaland Cabdiraxmaan Axmed Cabdi ayaa Dhalinyarada  Ugu Baqay Ka qeeb Qaadashada Hormarka Deeganada Dowlad Goboleedka jubbland.
waxaa uu Sidoo Kale Sheegay In Dhaliinyarada ay Muhiiin Tahay in ay La Shaqeeyaan Wasaradooda  Madaama Ay Raadinayaa Xuquuqdooda Taasina Loo Mari Karo in Wada Shaqeen Wanaagsan Ay Dhaxmarto Maamulka Iyo Dhalinyarada Jubbland.
dhanka kale Agaasimaha Ayaa Sheegay In Dalkeena Soomaliye Heerkaan ay Soo gaarsiyeen Dhalinyaro Soomaliyeed oo Tiro Ahaan Ka Yaraa Dhalinyarada maanta  Joogta kuwasoo Isku Tashi Sameeyey Sidii Ay Wax U Qabsan Lahayeen xaalada dalka Soomaaliya Ugu Dambeentina Garay Hadafkii Iyo Guushii Ay Rabeen.
Waxaa warbixintaan inoo haysa Fartuun Nuur Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here