Agaasimaha Isbitaalka Deegaanka goobwayn oo ka Waramay Caqabadaha ay la kulmaan haweenka guryaha ku dhala

0
444

Kismaayo(Idaacada Waamo)Ayadoo ay jiraan xarumo cafimaad oo logutalagalay  in loogu adeego  hooyada iyo dhalaanka. aya hadana waxa jira haween badan oo xiliyada dhalmada aan tagin gobaha cafimadka kana doorbida inay guryaha ku dhalaan ayagoo adeegsanaya umuliso dhaqameed.
waxa ayna haweenka kuryaha ku umula qarkood ay lakulmaan caqabado kala duwan  sida in hooyadasi  adhiig baxdo iyo in aysan waqtigas helin adeegii cafimaad eey ubaahnay .
inta badan dumarka  ku nool melaha miyiga ah iyo degaanada aan hormarsanaayn waxa adag in ay fahmaan muhimada ayledahay inay ku dhalaan xarun cafimaad .
Siyaad Sulaymaan Cumar wa agasimaha isbitalka goobwayn  waxa unoo shegay  in haweenka ku dhala isbitaalka goobwayn ay kabadan yihiin kuwa kuryaha ku dhala ee an wali fahmin in ay tagaan gobaha cafimaadka  waxa una sidoo kale shegay inay jiraan caqabato ay lakulman dumarka guryaha ku dhalah .
hadaba umuliso dhaqamedyadu mayihiin kuwo leh xirfad kufilan mase haystaan qalab ayku howlgalaan waatan mid kamid ah  umuliso dhaqameedka oo sharaxaysa qaabka ay ku shaqayso.

R/W,Xamdi Maxamed Yaasiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here