Afhayeenka Salaadiinta Jubbaland oo ka warbixiyey kulankii Ay yeeshen Odayaasha dhaqanka iyo James Swan.

0
387

Kismaayo(Idaacada Waamo)Ugaas Cumar Xiirey Oo ah Afhayeenka Salaadiinta Jubbaland ayaa kawarbixiyay Xulan ay wada Yeesheen Odayaasha Dhaqanka Jubbaland iyo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midobay U qaabilsan arimaha Soomaliya.

Waxaa una sheegay in kualanka ay uga hadleen arimo ay kamid yihiin Doorashooyin 2021 Lagu wado in Ay dalka ka dhacaan iyo daayn Cafinta soomaliaya.

R/W,Xamdi Maxamed Yaasiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here