Kismaayo(Idaacada Waamo)Wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha Jubbaland ayaa agab xafiiseed ku wareejisay golaha dhalinyarada Jubbaland,qalabkaasi ayaa loogu talagalay in lagu dardar geliyo howlaha dhalinyarada.
Cabdiraxiim Deeq MuuseĀ ayaa warbixintan inooga diyaariyay.