Maamulka Degmada Kismaayo oo digniin ka soo saaray qashinka lagu qabo Xeebaha magaalada ku teedsan.

0
339

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Maamulka dowlada hoose ee degmada Kismaayo ayaa digniin ka soo saaray Qashinka lagu shubo xeebaha magaalada Kismaayo,
kuwaasoo aan u wanaagsaneyn bilicda Xeebaha,islamarkaasina uu wax yeello u geysan karo kheyraadka ku jira Badda,hadii qashinka lagu shubo.
R/W,Cabdiraxiim Deeq Muuse

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here