Wasiirka Wasaaradda Beeraha Jubbaland oo taageereyso Beeraleyda yaryar

0
13

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dhowrkii sano ee ugu dambaysay waxaa hoos u dhacay wax soo saarka Beeraha deegaanada Jubbaland gaar ahaan beeraha ku yaala gobolka Jubbada hoose.

Hoos u dhaca wax soo saarka beeraha ayaa waxaa sababay abaarihii iyo fatahaadi is xigay ee dalka ku dhufatay.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here