Wasaaradda Cadaalada garsoorka iyo Arimaha Diinta Jubbalnd oo ka warbixisay Wax qabadka wasaaradda ee Sanadka 2019

0
320

Kismaayo(Idaacada Waamo)Agaasimaha guud ee wasaarada Cadaalada garsoorka iyo arimaha diinta jubbalnd Badal Cabdi Jamac ayaa ka warbixinaya hormarada ay sameesay wasaarada tan iyo inta ay jirtay iyo adeeg yada kala duwan oo ay bulshada reer jubbalnd u hayaan isagoona sheegay in Bulshada ay siwacan ula shaqeeyaan.

R/W,Fartuun Nuur Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here