Iskaashatada Beeraleyda Soomaaliyeed oo Dowladda ka codsaday garab istaag

0
57
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-meelo badan oo dalka kamid waxaa kunool dad badan oo beeralay ah kuwaas oo ubaahan garab qabasho iyo laga cawiyo waxyaabaha ugu muhiimsan oo ay kamid yihiin abuurka, iyo waxyaabo kale oo aan inta lagu soo koobi karin.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here