Shacabka Caabudwaaq oo soo dhaweeyay sah-minta lagu sameymayo Shidaalka

0
18
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Soomaaliya aya waxaa loo soo diray marakab  shidaal oo baaritaan ka sameen doona Somalia ,waxuuna  sahamin  shidaal ka sameen doonaa saddex aag
Hawlgallka lagu baaraayo shidaalka  wuxuu socon doonaa qiyaastii toddoba bilood, waxuu ururin doonaa xog ku saabsan sahminta saliidda iyo Gaaska dabiiciga ah.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here